Maxaa ka jira in Guddiga doorashada qorsheeyeen in ay fasaxaan Kursigii Fahad Yaasiin ?

Waxaa xalay soo shaac baxay warar sheegayay in guddiga doorashada heer federaal ay qorsheenayeen in ay fasaxaan kursigii horey u hakiyeen uu ku guuleestay taliyihii hore ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji. Warkan markii uu soo baxay ayaa daqiiqado kadib Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble soo saaray qoraal uu ku kala diray guddiga doorashada … Continue reading Maxaa ka jira in Guddiga doorashada qorsheeyeen in ay fasaxaan Kursigii Fahad Yaasiin ?